Marxuum Axmed Cismaan Faarax Dhagajuun

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada

 

 

 

 



  First
  Prev
  Post
  Home
Next  
Last  
Viewing Page 1 of 3 (Total Entries: 23)

-----
March 13th 2019
01:17:54 PM
Magacaa?  

Abdi Hassan

Halkeed deggentahay?  

Dublin, Ireland

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Innaa Lillahi wa Innaa Ilahi Raajicuun. Alla raxmaddiisa iyo naxariistiisa ha ugu deeqo marxuun Nuur Cumar Cariif. Qoyskii iyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan buuxa Alla ka siiyo.

   

-----
March 11th 2019
06:16:07 PM
Magacaa?  

Nuurdiin Macalin Cismaan

Halkeed deggentahay?  

London, Uk

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Miss lilaahi wainaa ilayhi raajicuun. Alle ha u naxariisto adeer nuur Ehelkiisa iyo dhamaan asxaabtiisa meelkasto sabar iyo iimaan allah haka siiyo geeridaas naxdinta leh. Marxuumkana allah ha siiyo Janutul Fardowsul aclaa Aamiin Aamiin.

   

-----
March 9th 2019
03:59:44 AM
Magacaa?  

ALI ADEN GULED

Halkeed deggentahay?  

Manchester uk

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada  

INNAALILLAAHI WAINNAAILEEYHI RAAJICUUN
WAXAAN HALKAN UGA TACSIYADEEYNAYAA DHAMMAN EHELADII QARAABADII IYO ASXAABTII UU KA GEERIYOODAY WALAALKEEY SAAXIBKEEY NUUR CUMAR CARIIF WAXAAN ALLE UGA BARYAYAA INUU KA WARAABIYO JANNATUL FARDOWSO.AAAAMMMIIIINNN

   

-----
March 7th 2019
01:31:27 PM
Magacaa?  

Salaad dhallin cumar

Halkeed deggentahay?  

London

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Inaa lilaah wa inaa ileeyhi raajicuun
Janatul firdowsa ilaah ha ka waraabiyo marxuum nuur cumar cariif
Qoys iyo eheladii uu ka tegayna samir iyo iimaaan ilaah ha ka siiyo

Email Email    

-----
March 7th 2019
12:24:48 PM
Magacaa?  

Khaliif

Halkeed deggentahay?  

Arizona

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Allaha u naxariisto CAAQIL NUUR CUMAR CARIIF wuxuu ahaa shaqsi qiimo badan xaqana u hiiliya mar kasta illaahayoow jano kuugu bishaaree qabrigaagana waasic kaaga dhig

Email Email    

-----
March 7th 2019
11:59:08 AM
Magacaa?  

Cawil nuur

Halkeed deggentahay?  

Switzerland

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Allaha u naxariisto janatul fardowsana allaha ka waraabiyo aabo

Email Email    

-----
March 6th 2019
11:15:45 PM
Magacaa?  

Elmi Farah Nur Webi

Halkeed deggentahay?  

Pert,Australia

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun.
Allaha u naxariisto marxuum Nabadoon Nuur Cariif,eheladii iyo caruurtii Samir iyo iimaan Aamiin

Email Email    

-----
March 6th 2019
03:18:09 PM
Magacaa?  

Mohamed Hundubey

Halkeed deggentahay?  

Nairobi

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Inaa Lilaahi wa inaa Ileyhi Raajicuun, Marxuum Nuur Cumar Cariif (Adeerkey aan jeclaa) Alle Janaddii Fardowza haka waraabiyo. Aamiin Yaa Rabi.

Email Email    

-----
March 6th 2019
04:20:41 AM
Magacaa?  

Mohamud nuur Omar Arif

Halkeed deggentahay?  

London UK

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada  

GEERIDU WAA XAQ WAANA WAX LAGU KALA HOREEYO LAAKIIN WEXEE AHEED GEERI XANUUN BADAN MAANTANA KAALINTEENU WAA DUCO OO KALIYAH ILLAAHEYNA WAXAAN UGA BARYAYAA JANATUL FARDOWSA IN UU ILLAAHEY AABO UGU BISHAAREEYO MAALIN JIMCO AH AYUUNA GEERIYOODAY WUXUU AHAA RUNTII SHAQSI UMADA SOOMAALIYEED U XAQSOORA ANAKANA GADAASHIISA ILLAAHEY NAMA FIDNEEYO.

ANIGOO KU HADLAAYO MAGACA REER NUUR CUMAR WAXAAN SI GAAR AH UGU MAHAD CELINAYAA UMADII SOOMAALIYEED IYO QARAABADII SIDA GAARKA AH NOOLA QEEBSATAY GEERIDAAS XANUUNKA BADNEED WAXAANA IDIN LEENAHAY WANAAGA AAD MUUJISEEN OO WAAJIBKA AHAA ILLAAHEY AJIR IYO XASANAAD HA IDIINKU BADALO WALAALAYAAN

Email Email    

-----
March 6th 2019
03:10:39 AM
Magacaa?  

Muslima

Halkeed deggentahay?  

Uk

Fadlan halkaan ku dhaaf tacsidaada  

Inna Lillahi Wa Innaa Ileeyhi Raajucuun
Allow U Naxariiso ,Ahaladiisana Samir Ku Sii (aamiin).

   

-----


  First
  Prev
  Post
  Home
Next  
Last  
Viewing Page 1 of 3 (Total Entries: 23)


Powered by Bravenet